(Akhriso) Duqa Muqdisho oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM & AMISOM ee Somalia

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa qoraal uu u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Muqdisho, waxa uu si kulul ugu cambaareeyey falalka ka dhanka ah faya dhawrka iyo badbaadada deegaanka oo Xafiisyadaas ay kula kaceen xeebaha Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa iftiimiyey dadaallada joogtada ah ee ay … Continue reading (Akhriso) Duqa Muqdisho oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM & AMISOM ee Somalia